Qaamuuska Asalka
qoloqolo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Kala bixidda ay ummad meel wada deggan qabiil qabiil u sii kala baxdo.
Erayo la-mid ah
qolo1. Qabiil. 2. Ummad. 3. Koox isku meherad ah.qolobdhabashold qolobdhabad.qolobdhaboAwr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla …qolof/dh (-lfo, m.l) 1. Dubka sare ee geedaha. 2. Jilif xalleef a…qolofdhacsashold qolofdhacsad, qolofdhacsi.qolofdhacso1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dh…qolofqabBeejoqab; buryaqab.qoloqoleeDad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saa…

