Qaamuuska Asalka
qolof
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (-lfo, m.l) 1. Dubka sare ee geedaha. 2. Jilif xalleef ahoo ay nabarradu yeeshaan siiba marka ay biskoonayaan. 3. Dubka sare ee xammaaratada iyo mallayga.
Erayo la-mid ah
qolo1. Qabiil. 2. Ummad. 3. Koox isku meherad ah.qolobdhabashold qolobdhabad.qolobdhaboAwr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla …qolofdhacsashold qolofdhacsad, qolofdhacsi.qolofdhacso1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dh…qolofqabBeejoqab; buryaqab.qoloqoleeDad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saa…qoloqoleynld qoloqoleys.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
