Qaamuuska Asalka
qolobdhabo
(-obday, -obatay)Falmg3
Macnaha
Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.
Erayo la-mid ah
qolo1. Qabiil. 2. Ummad. 3. Koox isku meherad ah.qolobdhabashold qolobdhabad.qolof/dh (-lfo, m.l) 1. Dubka sare ee geedaha. 2. Jilif xalleef a…qolofdhacsashold qolofdhacsad, qolofdhacsi.qolofdhacso1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dh…qolofqabBeejoqab; buryaqab.qoloqoleeDad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saa…qoloqoleynld qoloqoleys.

