Qaamuuska Asalka
qoloqolee
(-leeyay, -leysay)Falmg2
Macnaha
Dad meel wada deggan ama wada jooga qabiil qabiil u kala saarid.
Erayo la-mid ah
qolo1. Qabiil. 2. Ummad. 3. Koox isku meherad ah.qolobdhabashold qolobdhabad.qolobdhaboAwr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla …qolof/dh (-lfo, m.l) 1. Dubka sare ee geedaha. 2. Jilif xalleef a…qolofdhacsashold qolofdhacsad, qolofdhacsi.qolofdhacso1. Xamaarato, mallay iwm xuub siibasho. 2. Nabar qolof ka dh…qolofqabBeejoqab; buryaqab.qoloqoleynld qoloqoleys.

