Erayo la-mid ah
qooddiCabbir beereed dhan 25 mitir oo dhinac walba ah.qoode1. Kal; mar. 2. Wadiiqo yar lo'du sameyso. 3. ld qoodeyn.qoodeeXoolo si isdabajoog ah u socosho.qoodeynld qoode (4).qoodeysashold qoodeysi.qoodeysoWax kaltan u gelid.qoodoMindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.qoodowDabaggaalle; uunrays.

