Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoodee

(-deeyay, -deysay)
Falmg2

Macnaha

Xoolo si isdabajoog ah u socosho.

Erayo la-mid ah

qooddiCabbir beereed dhan 25 mitir oo dhinac walba ah.qoode1. Kal; mar. 2. Wadiiqo yar lo'du sameyso. 3. ld qoodeyn.qoodeynld qoode (4).qoodeysashold qoodeysi.qoodeysoWax kaltan u gelid.qoodoMindi yar oo haweenku guryaha kaga adeegtaan.qoodowDabaggaalle; uunrays.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms