0

qoonsad

m l

Eeg: qoonsasho

0

qoonsasho

m f dh

ld qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.

0

qoonsi

m l

Eeg: qoonsasho

0

qoonsimaad

m l

Shaki iyo kahsasho laga qaado wax la nabcaystay. ld qoonsasho.

0

qoonso

f g3 (-saday, -satay)

Wax dhibsasho.

0

qooq

m l

1. Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar u yihiin inay wax 688 abaahiyaan. 2. Ciyaar; dheel. 3. Kacsi. 4. Kibir; islaweyni.

0

qooqaar

f g1 (-ray, -rtay)

Eeg: qarqoor²

0

qǫoqaar

f mg1 (-ray, -rtay)

Gowriirid.

0

qooqaarasho

m f dh

Eeg: qooqaaro

0

qooqaarid

m dh

Eeg: qarqoorid

0

qǫoqaarid

m f dh

ǫoqaar². ld qǫo qaar¹.

0

qooqaaro

f g3 (-rtay, -ratay)

1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.

0

qooqaarsasho

m f dh

Eeg: qooqaarso

0

qooqaarso

f mg3 (-saday, -satay)

Ku q.: wax ku dul qandoodsasho.

0

qooqan

f mg4 (-qnaa, -qnayd)

1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax dad cun ah ahaansho. 3. Qof kibir badan ahaansho. 4. Gabar wax galmo u baahan ahaansho.

0

qooqid

m f dh

Eeg: qooq²

0

qooqnaan

m f dh

ld qooqnaansho.

0

qooqnaansho

m l

/dh ld qooqnaan.

0

qoor

m dh

1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.

0

qǫor

m l

1. Xoolo lab oo aan la dhufaanin. 2. Nafley laf oo lag iyo qurux u dhalatay.

0

qooraansad

m l

Eeg: qooraansasho

0

qooraansasho

m f dh

ld qooraansad, qooraansi.

0

qooraansi

m l

Eeg: qooraansasho

0

qooraanso

f g3 (-saday, -satay)

Wax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.

0

qooraar

m l

Habka geelu u istaago marka uu kaadinayo.

0

qooraarid

m f dh

ld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.

0

qooraarsad

m l

Eeg: qooraarid

0

qooraarsasho

m dh

ld qooraarid.

0

qooraarsi

m l

Eeg: qooraarid

0

qooraarso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: qoraar²

0

qoorad

m l

Eeg: qoorasho

0

qooradheere

m l

Shumbul.

0

qooraggoo

f g2 (-gooyay, -goysay)

1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2. Si cadaawad leh u dagaalamid.

0

qooraggooyo

m dh

1. Senge (faras). 2. ld qooraggoy. Dagaal cadaawad dheeraad ah leh.

0

qooraggoy

m l

(2).

0

qooraggoyn

m f dh

ld qooraggoys.

0

qooraggoys

m l

Eeg: qooraggoyn

0

qoorasho

m f dh

ld qoorad, qooratayn, qoorato (2).

0

qooratayn

m dh

Eeg: qoorasho

0

qooratee

f g2 (-teeyay, -teysay)

Eeg: qooro²

0

qooratirsi

m l

Ogaansha la ogaado inta rag ee ku jirta qolo si mag loo bixiyo ama loo qaybsado.

0

qoorato

m dh

1. Q. ah: col si gaadmo iyo dhumaleysi wax ku laaya. 2. ld qoorasho.

0

qoordiid

m l

Xiirmo yar oo qadaadka intiisa hoose lagu sameeyo. ld qoordiir¹ (2).

0

qoordiidan

f mg4 (-dnaa, -dnayd)

Qof loo qoordiiday ahaansho.

0

qoordiidasho

m f dh

ld qoordiirasho.

0

qoordiidid

m f dh

ld qoordiirid.

0

qoordiidnaan

m f dh

ld qoordiidnaansho.

0

qoordiidnaansho

m l

/dh ld qoordiidnaan.

0

qoordiido

f mg3 (-iitay, -iidatay)

Qoordiid samaysasho (qof). ld qoordiiro.

0

qoordiir

m l

1. Q. ah: haad aan qoorta dhogor ku lahayn. 2. qoordiid¹.

0

qoordiirasho

m l

/dh ld qoordiidasho.

0

qoordiirid

m dh

Eeg: qoordiidid

0

qoordiiro

f mg3 (-rtay, -ratay)

Eeg: qoordiido

0

qoorgoo

f g2 (-gooyay, -goysay)

Nafley surka jug ka gaarsiin.

0

qoorgooye

m l

Cudur ka dhasha qaniinyada kudkudaha oo murqaha luqunta xanuunjiyo.

0

qoorgooyn

m f dh

Eeg: qoorgoo

0

qoorjabane

m l

Ilmo aan dhammays ahayn oo hal siddeed ama sagaalbilood ku soo tuurto; afku-xuuble.

0

qoorkaddiid

m l

Eeg: qoorkaddiidid

0

qoorkaddiidid

m dh

Diidmo; nacayb. ld qoorkaddiid.

0

qooro

m l u

Xiniinyaha iyo haraggooda oo is wata.

0

qoorqab

m l kh

Neef lab oo aan xiniinyaha laga bixin.

0

qoorsasho

m f dh

ld qoorsi.

0

qoorsi

m l

Eeg: qoorsasho

0

qoorso

f g3 (-saday, -satay)

Ka q.: neef qoor ah cid ka amaahasho.

0

qoortool

m l

Nafley lab oo hal xiniin ah (muqaal ahaan); raaytool.

0

qoorxayd

m dh

Neef ido ah oo qadaad cad.

0

qoorxayo

m dh

Neef ido ah oo qadaad cad.

0

qoorxir

m l

1. Maro xariir ah, xalleefsan oo si gaar ah u tolan oo shaarka luquntiisa lagu xirto. 2. Suun dumaysan oo heensaha ka mid ah.

0

qooryalo

m dh

Neef geel ah oo aan koori lahayn.

0

qooryoomid

m f dh

Eeg: qooryoon²

0

qooryoon

m l

1. Harrad. 2. Dayow; wareer.

0

qooryoon4

f mg1 (-oomay, -oontay)

Oon aad u daran dareemid.

0

qoosh

m l

1. Budo badan oo hoore yar lagu qasay. 2. Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.

0

qooshan

f mg4 (-shnaa, -shnayd)

Wax, wax kale lagu qooshay ahaansho.

0

qooshid

m f dh

Eeg: qoosh²

0

qooshnaan

m f dh

ld qooshnaansho.

0

qooshnaansho

m l

/dh ld qooshnaan.

0

qoosiherin

m l

Ninka horjoogaha u ah herinta.

0

qoox

f g1 (-xay, -xday)

1. Ul, qaanso iwm qalloocin. 2. Is q.: qof xarrago isla godid.

0

qooxan

f mg4 (-xnaa, -xnayd)

Qof wax is qooxay ahaansho.

0

qooxid

m f dh

Eeg: qoox

0

qooxnaan

m f dh

ld qooxnaansho.

0

qooxnaansho

m l

/dh ld qooxnaan.

0

qooy

f g1 (-yay, -ysay)

Eeg: qoo

0

qoqob

f g1 (-bay, -btay)

1. Xero ama aqal gudahiisa dhis ku kala goyn. 2. Nafley karantiilid.

0

qoqob-horraad-maskaxeed

m l (-dyo, m.l)

(c.nafl.) Qoqobka hore ee qayb bareed walba ee maskaxda kuna fadhiya ilaa xagga dambe xarriiqda dhexe.

0

qoqoban

f mg4 (-bnaa, -bnayd)

Xero, aqal iwm wax la qoqobay ahaansho.

0

qoqobay

intiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin. 4. Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo. 5. Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.

0

qoqobgoo

f g2 (-gooyay, -goysay)

Ilmaside wareegsamay ama afkiisu qalloocmay farsamayn.

0

qoqobgoyn

m f dh

Eeg: qoqobgoo

0

qoqobid

m f dh

Eeg: qoqob²

0

qoqoble

m l

Bayd faal, oo madaxa iyo tan majaha ka sarraysa min labo ka ah, manjaha iyo tan madaxa ka hooseysana min hal.

0

qoqobnaan

m f dh

ld qoqobnaansho.

0

qoqobnaansho

m l

/dh ld qoqobnaan.

0

qor

m l

1. Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo. 2. Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.

0

qoraa

m l (-aayaal, m.l/dh)

Qof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.

0

qoraaje

m l (-jayaal, m.l/dh)

Maroodi lab.

0

qoraal

m l

1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3. Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.

0

qoraal-baali

m l

Cilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.

0

qoraalkii-dadkii-hore

m l (-aalladii ..., m.dh)

Barashada fartii dadkii hore.