Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoraal-baali

MagacLafdheeri

Macnaha

Cilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.

Erayo la-mid ah

qoraaQof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.qoraajeMaroodi lab.qoraal1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3…qoraalkii-dadkii-horeBarashada fartii dadkii hore.qorabixisQalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xallee…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wa…qorasho690
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms