Qaamuuska Asalka
qorabixis
MagacLafdheeri
Macnaha
Qalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xalleefato.
Erayo la-mid ah
qoraaQof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.qoraajeMaroodi lab.qoraal1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3…qoraal-baaliCilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.qoraalkii-dadkii-horeBarashada fartii dadkii hore.qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wa…qorasho690
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
