Qaamuuska Asalka
qoran
(-rmay, -rantay)Falmg1
Macnaha
1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax la farsameeyey noqosho. 3. Qof shaqo la siiyay noqosho. 4. Qof dhuuban, dheer oo jirkiisu isu miisaaman yahay noqosho.
Erayo la-mid ah
qoraaQof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.qoraajeMaroodi lab.qoraal1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3…qoraal-baaliCilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.qoraalkii-dadkii-horeBarashada fartii dadkii hore.qorabixisQalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xallee…qorasho690

