Qaamuuska Asalka
qoraal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3. Waddo falfal ah. 4. Habka qalabka geedaha laga qoro loo farsameeyo. 5. ld qorid.
Erayo la-mid ah
qoraaQof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.qoraajeMaroodi lab.qoraal-baaliCilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.qoraalkii-dadkii-horeBarashada fartii dadkii hore.qorabixisQalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xallee…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wa…qorasho690

