Qaamuuska Asalka
qooqaaro
(-rtay, -ratay)Falg3
Macnaha
1. Arrin la tashi dad kale u baahan, qof keligii qorsheysasho. 2. Xero xoolaad sameysasho.
Erayo la-mid ah
qooq1. Xoolaha lab siiba awrta sida ay noqdaan xilliga ay diyaar…qooq1. Xoolo lab qooq ku dhicid. 2. Ciyaarid; dheelid. 3. Dad ki…qooqaarqarqoorid.qooqaarsoKu q.: wax ku dul qandoodsasho.qooqan1. Xoolo lab wax qooq hayo ahaansho. 2. Dugaag ama halaq wax…qooqnaanld qooqnaansho.qooqnaansho/dh ld qooqnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
