Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoor

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhammaato kayn.

Erayo la-mid ah

qooraansashold qooraansad, qooraansi.qooraansoWax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.qooraarHabka geelu u istaago marka uu kaadinayo.qooraarNeef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.qooraaridld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.qooraarsashold qooraarid.qooradheereShumbul.qooraggoo1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms