Qaamuuska Asalka
qooraarsasho
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld qooraarid.
Erayo la-mid ah
qoor1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhamm…qooraansashold qooraansad, qooraansi.qooraansoWax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.qooraarHabka geelu u istaago marka uu kaadinayo.qooraarNeef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.qooraaridld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.qooradheereShumbul.qooraggoo1. Dheddig dhali waayey ilmagaleenkooda qalliin ku sameyn. 2…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
