0

qabqable

m l (-layaal, m.l/dh)

1. Qof dadka isugu muujiya in uu leeyahay karti dheeraad ah; faataadhugle. 2. Qof firfircoon oo mas'uuliyad aan loo dirin isu xilsaara.

0

qabqabow

m l

Cabbitaan qabow oo la cabbo. ld qaqabow.

0

qabri

m l (-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l)

1. Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal. 2. Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.

0

qabsad

m l

Eeg: qabsasho

0

qabsan

f mg4 (-naa, -nayd)

1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho. 3. Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.

0

qabsanaan

m f dh

ld qabsanaansho.

0

qabsanaansho

m l

/dh ld qabsanaan.

0

qabsasho

m f dh

ld qabsad.

0

qabsato

m dh (-ooyin, m.l)

Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.

0

qabsin

m l (-nno, m.dh)

1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhaca.

0

qabsin-ood

m l

1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon. 2. Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin- oodane.

0

qabsin-oodan

m l

Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan.

0

qabsin-oodane

m l

Eeg: qabsin-ood

0

qabsin-oodmid

m f dh

Eeg: qabsin-oodan²

0

qabso

f g

/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax cid ka qaadasho. 2. (f.g) Naag kufsasho. 3. (f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.

0

qabsoomid

m f dh

Eeg: qabsoon

0

qabsoon

f mg1 (-oomay, -oontay; -oomi)

Hawl iwm wax la fuliyey noqosho.

0

qabuul

m l

Aqbal.

0

qabuuro

m l

1. ld qabuur, qubuurro (2). Meel ay qabuur badan ku yaalliin oo loogu talaggalay in dadka dhintay lagu aaso. 2. eeg qabri.

0

qabweyn

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof islaweyni badan ahaansho.

0

qabweynaan

m f dh

ld qabweynaansho, qabweyni.

0

qabweynaansho

m l

/dh ld qabweynaan.

0

qabweyni

m dh

Dabeecad isla weyni kibir leh oo qof yeesho. ld qabweynaan.

0

qabxad

m dh (-do, m.l)

Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.

0

qabxo

m dh

Eeg: qabxad

0

qabyaalad

m dh

Nidaam siyaasadeed oo ku salaysan dhaqanka qabiilka; kala qaybinta ummad loo kala qaybiyo qoloqolo.

0

qabyaaladayn

m f dh

Eeg: qabyaaladee

0

qabyaaladee

f g2 (-deeyay, -deysay)

Nidaam qabyaaladeed qof kula dhaqmid; qof

0

qabyo

m dh kh

Q. ah: wax aan dhammeystirneyn.

0

qabyoobid

m f dh

Eeg: qabyow

0

qabyow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Wax qabyo ah noqosho.

0

qac

m dh sh r

Erey tilmaama shanqar sida shanqarta wax jabay ama labo shay laysku dhuftay ay soo saaraana.

0

qacqac

m dh sh r

Erey tilmaama qababac, jiririq ama liiqliiqasho.

0

qad

m l

Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

0

qadaad

m l (-dyo, m.dh)

Madaxa docdiisa dambe; jeego.

0

qadaadan

f mg4 (-naa, -nayd)

Koor wax la qadaaday ahaansho.

0

qadaadid

m f dh

Eeg: qadaad²

0

qadaadnaan

m f dh

ld qadaadnaansho.

0

qadaadnaansho

m l

/dh ld qadaadnaan.

0

qadaf

m l

Aflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.

0

qadan

m l

1. Nasiib; ayaan. 2. Q. ah: qof xoog iyo laf leh.

0

qadaysii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Cid qado siin.

0

qadaysiin

m f dh

Eeg: qadaysii

0

qaddac

m l

1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.

0

qaddacan

f mg4 (-cnaa, -cnayd)

1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la' ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.

0

qaddacnaan

m f dh

ld qaddacnaansho.

0

qaddacnaansho

m l

/dh ld qaddacnaan.

0

qaddar

m l

1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².

0

qaddaran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax Eebbe qaddarey ahaansho.

0

qaddari

f g2 (-iyay, -isay)

Qiimeyn; sharaf; tixgelin.

0

qaddarid

m f dh

Eeg: qaddar³

0

qaddarin

m f dh

ld qaddaris.

0

qaddaris

m l

Eeg: qaddarin

0

qaddarjab

m l

Eeg: maskarjab¹

0

qaddarjaban

f mg4 (-bnaa, -bnayd)

Eeg: maskarjaban

0

qaddarjabi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: maskarjebi

0

qaddarjabid

m dh

Eeg: maskarjabid

0

qaddarjabin

m dh

Eeg: maskarjabin

0

qaddarjabnaan

m dh

Eeg: maskarjabnaan

0

qaddarjabnaansho

m l

/dh ld maskarjabnaan.

0

qaddarjabsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: maskarjabsan

0

qaddarjabsanaan

m dh

Eeg: maskarjabsanaan

0

qaddarjabsanaansho

m l

/dh ld maskarjabsanaan.

0

qaddarjebi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid sharafta ka qaadid.

0

qaddarjebid

m dh

Eeg: maskarjabid

0

qaddarjebin

m f dh

Eeg: qaddarjebi

0

qaddarnaan

m f dh

ld qaddarnaansho.

0

qaddarnaansho

m l

/dh ld qaddarnaan.

0

qaddicid

m f dh

ld qaddac¹ (3).

0

qaddiifad

m dh

Eeg: kadiifad

0

qaddiman

f mg4 (-mnaa, -mnayd)

Hanti, wax la qaddimay ahaansho.

0

qaddimid

m f dh

Eeg: qaddin

0

qaddimnaan

m f dh

ld qaddimnaansho.

0

qaddimnaansho

m l

/dh ld qaddimnaan.

0

qaddin

f g1 (-imay, -intay; -imi)

Wax waqtigii la sameyn lahaa ama la bixin lahaa ka soo hormarin.

0

qaddiyad

m dh

Dan iyo ujeeddo ay cid ama ummad leedahay.

0

qadduun

m dh (-uumo, m.l)

1. Shey duug ah oo aad u da' weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey. 2. Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri. 3. Seef godan oo daab qori ah leh.

0

qadee

f mg2 (-deeyay, -deysay)

Qado cunid.

0

qadeyn

m f dh

Eeg: qadee

0

qadeysii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Qof dharaarad u dhiibid.

0

qadeysiin

m f dh

Eeg: qadeysii

0

qadfan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la qadfay ahaansho.

0

qadfanaan

m f dh

ld qadfanaansho.

0

qadfanaansho

m l

/dh ld qadfanaan.

0

qadfid

m f dh

Eeg: qadaf²

0

qadhin

m dh

Meel leh dhir madow yari ku yaal.

0

qadi

m l

(1).

0

qadid

m f dh

ld qatooyo (3).

0

qadiid

m l

1. Culay weelka biyaha ama caanaha lagu nadiifiyo. 2. Madowga culaygu uu weelka u yeelo.

0

qadiidi

f g2 (-iyay, -isay)

Weel culay ku nadiifin.

0

qadiidin

m f dh

Eeg: qadiidi

0

qadiidsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Weel wax la qadiidiyey ahaansho.

0

qadiidsanaan

m f dh

ld qadiidsanaansho.

0

qadiidsanaansho

m l

/dh ld qadiidsanaan.

0

qadiim

m l kh

1. Q. ah: shey gaboobay oo waqti hore ahaa. 2. Q. ah: wax waqtigii la isticmaali lahaa la soo dhaafay oo xumaaday. ld qadiin.

0

qadiin

m dh

1. Midab-gaddoonka ku dhaca xoolaha jirran; yuduun. 2. Badar muddo yiil oo uumi gaaray.

0

qadin

m f dh

ld qadis.

0

qadis

m dh

Eeg: qadin

0

qado

m dh (-ooyin, m.l)

Cunnada harki la cuno.

0

qadoodi

m l

Cunto la'aan in muddo ah lagu jiro.