Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qadaad

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Madaxa docdiisa dambe; jeego.

Erayo la-mid ah

qadaadanKoor wax la qadaaday ahaansho.qadaadnaanld qadaadnaansho.qadaadnaansho/dh ld qadaadnaan.qadafAflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.qadafAflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.qadan1. Nasiib; ayaan. 2. Q. ah: qof xoog iyo laf leh.qadaysiiCid qado siin.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms