Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maskarjab

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba haysan oo doonni ama markab la jabay. 3. ld maskarjabid. ld maskabjab¹.

Erayo la-mid ah

maskab1. Meherad. 2. Sharaf.maskabjabnaansho/dh ld maskarjabnaan.maskabjabsanaansho/dh ld maskarjabnaan.maskanMaro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa sa…maskar1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.maskarGeed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.maskarjabanQof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabs…maskarjabiCid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms