Qaamuuska Asalka
maskan
(-no, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Maro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa saartaan, gambo.
Erayo la-mid ah
maskab1. Meherad. 2. Sharaf.maskabjabnaansho/dh ld maskarjabnaan.maskabjabsanaansho/dh ld maskarjabnaan.maskar1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.maskarGeed faalala, dabrada u eg oo xooluhu cunaan.maskarjab1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba…maskarjab1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab l…maskarjabanQof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabs…

