Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

maskar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Sharaf. 2. Mowjad; hir. 3. Maskab.

Erayo la-mid ah

maskab1. Meherad. 2. Sharaf.maskabjabnaansho/dh ld maskarjabnaan.maskabjabsanaansho/dh ld maskarjabnaan.maskanMaro yar, madow daldaloollo yaryar leh oo haweenku madaxa sa…maskarjab1. Mowjadda jabbiddeeda. 2. Dad meel ka caaryey oo aan waxba…maskarjab1. Qof sharaf-jabid maamuus dhicid. 2. Dad doon ama markab l…maskarjabanQof maskarjab ku dhacay ahaansho. ld maskabjaban, maskabjabs…maskarjabiCid sharafta ka qaadid. ld maskabjabi.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms