Qaamuuska Asalka
qaddac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.
Erayo la-mid ah
qaddacan1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la' ahaansho; qof s…qaddacnaanld qaddacnaansho.qaddacnaansho/dh ld qaddacnaan.qaddar1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah:…qaddar/dh (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax …qaddarWax ahaysiin (Ilaah).qaddaranWax Eebbe qaddarey ahaansho.qaddariQiimeyn; sharaf; tixgelin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
