Qaamuuska Asalka
qaddar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah: qiyaas (waqti). 5. ld qaddar².
Erayo la-mid ah
qaddac1. Wax goyn. 2. Ka q.: qof saad kala goyn.qaddac1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax…qaddacan1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la' ahaansho; qof s…qaddacnaanld qaddacnaansho.qaddacnaansho/dh ld qaddacnaan.qaddaranWax Eebbe qaddarey ahaansho.qaddariQiimeyn; sharaf; tixgelin.qaddarinld qaddaris.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
