Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabsin

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhaca.

Erayo la-mid ah

qabsan1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dh…qabsanaanld qabsanaansho.qabsanaansho/dh ld qabsanaan.qabsashold qabsad.qabsatoXubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan…qabsin-ood1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka …qabsin-oodanXirmidda ay xiidmuhu xirmaan.qabsin-oodanXiidmo wax xiran noqosho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms