Qaamuuska Asalka
qabsin-oodan
MagacLafdheeri
Macnaha
Xirmidda ay xiidmuhu xirmaan.
Erayo la-mid ah
qabsan1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dh…qabsanaanld qabsanaansho.qabsanaansho/dh ld qabsanaan.qabsashold qabsad.qabsatoXubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan…qabsin1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhac…qabsin-ood1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka …qabso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax cid ka qaadasho. 2. (f.g)…

