Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dhegsan ahaansho. 3. Tuug, dugaag iwm wax casiimo lagu akhriyey oo aan wax bi'in karin ahaansho.

Erayo la-mid ah

qabsanaanld qabsanaansho.qabsanaansho/dh ld qabsanaan.qabsashold qabsad.qabsatoXubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan…qabsin1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhac…qabsin-ood1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka …qabsin-oodanXirmidda ay xiidmuhu xirmaan.qabsin-oodanXiidmo wax xiran noqosho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms