Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabsin-ood

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka oodan oo qabsinka madaxiisa ka laallaada; kolon. 2. Xanuun qabsin-oodka qabta. ld qabsin- oodane.

Erayo la-mid ah

qabsan1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dh…qabsanaanld qabsanaansho.qabsanaansho/dh ld qabsanaan.qabsashold qabsad.qabsatoXubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan…qabsin1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhac…qabsin-oodanXirmidda ay xiidmuhu xirmaan.qabsin-oodanXiidmo wax xiran noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms