Qaamuuska Asalka
qabsato
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan.
Erayo la-mid ah
qabsan1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dh…qabsanaanld qabsanaansho.qabsanaansho/dh ld qabsanaan.qabsashold qabsad.qabsin1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhac…qabsin-ood1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka …qabsin-oodanXirmidda ay xiidmuhu xirmaan.qabsin-oodanXiidmo wax xiran noqosho.

