Qaamuuska Asalka
qabso
FalGoobjoog
Macnaha
/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax cid ka qaadasho. 2. (f.g) Naag kufsasho. 3. (f.g) Dad, dal iwm xoog ku hanasho. 4. (f.g) Dhibaato la kulmid. 5. (f.mg) Ku q.: wax cid wadato kula dhegid. 6. (f.mg) U q.: cid deyn iwm ku dacweyn. 7. (f.mg) La q.: hawl, degaan iwm dabeecaddooda barasho.
Erayo la-mid ah
qabsan1. Hawl iwm wax la qabtay ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ku dh…qabsanaanld qabsanaansho.qabsanaansho/dh ld qabsanaan.qabsashold qabsad.qabsatoXubinta geedsaarku leeyihiin oo ay geedaha kale ku qabsadaan…qabsin1. Xiidmaha weyn ee nafleyda. 2. Xanuunka qabsinnada ku dhac…qabsin-ood1. Cad yar oo buro ah oo dhuuban, oo doc af ku leh docna ka …qabsin-oodanXirmidda ay xiidmuhu xirmaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
