Qaamuuska Asalka
qabri
(-iyo/qubuur/qabri, m.dh; qabuuro/qubuurro, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Godka meydka la gesho oo lagu aaso; xabaal. 2. Q. ah: qof calool adag oo aan sir iwm ka bixin.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
