Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qad

MagacLafdheeri

Macnaha

Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

Erayo la-mid ah

qadaadKoor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.qadaadMadaxa docdiisa dambe; jeego.qadaadanKoor wax la qadaaday ahaansho.qadaadnaanld qadaadnaansho.qadaadnaansho/dh ld qadaadnaan.qadafAflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo u jeedin.qadafAflagaaddo weyn oo qof sharaftiisa lagu dhaawacayo.qadan1. Nasiib; ayaan. 2. Q. ah: qof xoog iyo laf leh.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms