Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qadduun

(-uumo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Shey duug ah oo aad u da' weyn oo waayihii hore lagu dhaqmi jirey. 2. Meel qof ama dad ku duuganyihiin; qabri. 3. Seef godan oo daab qori ah leh.

Erayo la-mid ah

qaddac1. Wax goyn. 2. Ka q.: qof saad kala goyn.qaddac1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax…qaddacan1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la' ahaansho; qof s…qaddacnaanld qaddacnaansho.qaddacnaansho/dh ld qaddacnaan.qaddar/dh (dii.) Awood Rabbaani ah, oo aan aadamiga ku lahayn wax …qaddarWax ahaysiin (Ilaah).qaddar1. Karti; awood. 2. Sharaf. 3. Q. ah: xoogaa; kis. 4. Q. ah:…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms