0

quweyn

m f dh

Eeg: quwee

0

quweysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax awood yeeshay ahaansho.

0

quweysasho

m f dh

Eeg: quweyso

0

quweysnaan

m f dh

ld quweysnaansho.

0

quweysnaansho

m l

/dh ld quweysnaan.

0

quweyso

f mg3 (-stay, -satay)

Wax xoog ama awood yeelasho.

0

quwo

m dh

Xoog; itaal; tabar. ld quwad.

0

quwoobid

m f dh

Eeg: quwow

0

quwow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Quwo helid.

0

quxuub

m l kh

1. Q. ah: oday gaboobay. 2. Rati gaboobay.

0

quxuubnimo

m dh

Quxuub ahaansho.