Qaamuuska Asalka
qoqobay
Macnaha
intiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu qaato; xashin. 4. Dillaacinta nirgo naaska hooyadood laga goynayo carrabka laga dillaaciyo. 5. Oodda sarsarka kore iyo xerada xoolaha meel u dhexeysa oo awrtu fariisato.
Erayo la-mid ah
qoqob1. Dhis, raro, ood iwm oo lagu kala qaybsho guri, xero iwm. …qoqob1. Xero ama aqal gudahiisa dhis ku kala goyn. 2. Nafley kara…qoqob1. (xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba…qoqob-horraad-maskaxeed(c.nafl.) Qoqobka hore ee qayb bareed walba ee maskaxda kuna…qoqobanXero, aqal iwm wax la qoqobay ahaansho.qoqobgooIlmaside wareegsamay ama afkiisu qalloocmay farsamayn.qoqobleBayd faal, oo madaxa iyo tan majaha ka sarraysa min labo ka …qoqobnaanld qoqobnaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
