Qaamuuska Asalka
qoqob
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. (xis.) Qayb ka mid ah xarriiq ama xood oo u dhexeeya laba barood oo ku yaalla xarriiqda ama xoodka. 2. (xis.) Gobol u dhexeeya boqonka goobo iyo qaansada ku aaddan ee gooya boqonka. Tusaale ahaan, bedka u dhexeeya boqon goobo iyo qaansada ku aaddan waa qoqobka goobada.
Erayo la-mid ah
qoqob-horraad-maskaxeed(c.nafl.) Qoqobka hore ee qayb bareed walba ee maskaxda kuna…qoqobanXero, aqal iwm wax la qoqobay ahaansho.qoqobayintiisa qarsoon. 3. Maqaar weyn oo tolan oo hilibka iwm lagu…qoqobgooIlmaside wareegsamay ama afkiisu qalloocmay farsamayn.qoqobleBayd faal, oo madaxa iyo tan majaha ka sarraysa min labo ka …qoqobnaanld qoqobnaansho.qoqobnaansho/dh ld qoqobnaan.

