Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qor

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax la qaybsanayo qeybta uu qof waliba xaq u leeyahay in uu helo. 2. Inta dheeraadka ah ee laga gooyo weel, ul iwm oo la farsameynayo.

Erayo la-mid ah

qoraaQof buugaag iyo maqaallo la akhristo qora. ld qore.qoraajeMaroodi lab.qoraal1. Wax xaanshi dusheeda ku qoran. 2. Habka farta loo qoro. 3…qoraal-baaliCilmiga baara farta qoraalka ee dadkii hore.qoraalkii-dadkii-horeBarashada fartii dadkii hore.qorabixisQalab bir ah oo weelasha qoriga ah gudaha looga qoro; xallee…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay ahaansho. 2. Bir, qori iwm wa…qoran1. Qoraal wax meel lagu dhigay noqosho. 2. bir, qori iwm wax…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms