Qaamuuska Asalka
qoorxir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Maro xariir ah, xalleefsan oo si gaar ah u tolan oo shaarka luquntiisa lagu xirto. 2. Suun dumaysan oo heensaha ka mid ah.
Erayo la-mid ah
qoor1. Luqun, sur, tun, marmar. 2. (-ro, m.l) Meesha ay ku dhamm…qooraansashold qooraansad, qooraansi.qooraansoWax eegid iyadoo qaarka sare kor loo qaadayo.qooraarHabka geelu u istaago marka uu kaadinayo.qooraarNeef geela oo kaadshaya lugaha kala fogayn. ld qooraarso.qooraaridld qooraarsad, qoraarsasho, qooraarsi.qooraarsashold qooraarid.qooradheereShumbul.

