Qaamuuska Asalka
qoo
(-ooyay, -oysay)Falg2
Macnaha
Wax qallalan biyo gelin. ld qooy.
Erayo la-mid ah
qoob1. Lugta ariga, lo'da gammaanka iyo ugaadha inteeda hoose ee…qoobadHooy, xero iwm oo aad ciriiri u ah.qoobleyNaasley qoobab leh oo had iyo jeer qabitimay orodka dhulka b…qooddiCabbir beereed dhan 25 mitir oo dhinac walba ah.qoode1. Kal; mar. 2. Wadiiqo yar lo'du sameyso. 3. ld qoodeyn.qoodeeXoolo si isdabajoog ah u socosho.qoodeynld qoode (4).qoodeysashold qoodeysi.

