Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoone

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedka baarta oo inta la farsameeyo loo xiro geela. 3. Geed la qoray oo lagu shubto tubaakada.

Erayo la-mid ah

qoonUmmad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.qoon1. Cudur, dhibaato. 2. (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.qoon1. Cid dhaawac gaarsiin. 2. Cid dhibaato gayeysiin.qoon4Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).qoondaysoWax qorsheysasho.qoondeeWax qorsheyn.qoonqoonGeed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu d…qoonsashold qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms