Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoon

(-ooman, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

Ummad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.

Erayo la-mid ah

qoon4Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).qoondaysoWax qorsheysasho.qoondeeWax qorsheyn.qoone1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedk…qoonqoonGeed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu d…qoonsashold qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.qoonsimaadShaki iyo kahsasho laga qaado wax la nabcaystay. ld qoonsash…qoonsoWax dhibsasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms