Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoon4

(-nmay, -nantay)
Falmg1

Macnaha

Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).

Erayo la-mid ah

qoonUmmad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.qoon1. Cudur, dhibaato. 2. (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.qoon1. Cid dhaawac gaarsiin. 2. Cid dhibaato gayeysiin.qoondaysoWax qorsheysasho.qoondeeWax qorsheyn.qoone1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedk…qoonqoonGeed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu d…qoonsashold qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms