Qaamuuska Asalka
qoonqoon
MagacLafdheeri
Macnaha
Geed gaab aan qodax lahayn laamo toostoosan o guryaha lagu dhisto leh.
Erayo la-mid ah
qoonUmmad, dad isku jinsi ah oo meel ku wada nool.qoon1. Cudur, dhibaato. 2. (-oomo, m.l) Dhaawac; nabar.qoon1. Cid dhaawac gaarsiin. 2. Cid dhibaato gayeysiin.qoon4Wax dhaawac ama dhibaato gaartay noqosho (nafley).qoondaysoWax qorsheysasho.qoondeeWax qorsheyn.qoone1. Miraha geedka baarta. 2. Iniin ku dhex jirta miraha geedk…qoonsashold qoonsad, qoonsi, qoonsimaad.

