Qaamuuska Asalka
qoolaaban
(-bmay, -bantay)Falmg1
Macnaha
1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay noqosho.
Erayo la-mid ah
qool1. Suun ama xarig siriq u samayn. 2. Cid khayaameyn.qool1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro…qoolaab1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shidid…qoolaab1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoo…qoolaabid1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².qoolaabnaanld qoolaabnaansho.qoolaabnaansho/dh ld qoolaabnaan.qoolaaboDab shidasho.

