Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qool

(-lal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro. 2. Ul weyn. 3. Kuul. 4. Summad wareeg ah oo xoolaha luqunta looga dhigo. 5. Diillin cad oo neef ido ah kurka uga taal.

Erayo la-mid ah

qoolaab1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoo…qoolaab1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shidid…qoolaaban1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay no…qoolaaban1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay…qoolaabid1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².qoolaabnaanld qoolaabnaansho.qoolaabnaansho/dh ld qoolaabnaan.qoolaaboDab shidasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms