Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qoolaab

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.

Erayo la-mid ah

qool1. Suun ama xarig siriq u samayn. 2. Cid khayaameyn.qool1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro…qoolaaban1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay no…qoolaaban1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay…qoolaabid1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².qoolaabnaanld qoolaabnaansho.qoolaabnaansho/dh ld qoolaabnaan.qoolaaboDab shidasho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms