Qaamuuska Asalka
qoolley
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc shimbiraha ka mid ah dhowr jaad u kala baxda oo kuwa ugu caansani surka daliig yar, madow oo qool la moodo ku leeyihiin; ceelal joog; humburuq; adar; curcurri.
Erayo la-mid ah
qool1. Suun ama xarig siriq u samayn. 2. Cid khayaameyn.qool1. Suun ama xarig siriq leh oo maqasha iwm surka lagaga xiro…qoolaab1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shidid…qoolaab1. Wax qalloocin. 2. Dab shididdii agaasimid. ld qolaab, qoo…qoolaaban1. Bir iwm wax qaroofmay noqosho. 2. Dab wax la agaasimay no…qoolaaban1. Bir iwm wax la qaroofay ahaansho. 2. Dab wax la agaasimay…qoolaabid1. eeg qoolaab². 2. eeg qoolaaw².qoolaabnaanld qoolaabnaansho.

