0

kaambi

f mg1 (-iyay, -iday; -iyi)

Horay iyo gadaal si welwelsan ugu socosho.

0

kaambiyid

m f dh

Eeg: kaambi

0

kaamil

m l kh

K. ah: wax dhan.

0

kaamilan

f mg1 (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la kaamilay noqosho. ld kammilan¹.

0

kaamilid

m f dh

ld kammilid.

0

kaamilmid

m f dh

ld kam-milmid.

0

kaamilnaan

m f dh

ld

0

kaamilnaansho

m l

/dh ld kaamilnaan.

0

kaamilnaansho,

kammilnaan, kammil-naansho.

0

kaan

m l

1. (u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta. 2. Kala k.: wax kala duwan.

0

kaanad

m dh

Qori dheer oo masaxiisa ballaaran oo daloola shukaanta afkeeda kore oo fiiqan la gesho, madaxiisa kalena shukaanhayuhu gacanta ku hayo oo doonida ku duduwo.

0

kaankaansasho

m f dh

ld kaankaansi.

0

kaankaansi

m l

Eeg: kaankaansasho

0

kaankaanso

f mg3 (-saday, -satay)

U k.: wax fadhiya dhaqdhaqaaq yar sameyn.

0

kaar

m l

1. Xannuun sida holaca u kulul oo nabar ama meelbugtaa yeelato. 2. Waraaq yar oo afar gees ah oo wax lagu qorto. 3. ld kaarid.

0

kaarad

m dh (-do, m.l)

Kiish timirta lagu guro, wareegsan oo qaada 20-25 kiilo.

0

kaarbogsilik-asiidh

m l (kiim.)

Nooc ka tirsan iskudhisyada orgaanigga ee naanaystooda guudtahay COOH. Kaarbog-silik asiidho badan ayaa si dabiici ah ugu jira dhirta, duxda iyo saliiddana waxay ugu jiraan miistar ahaan. Sidaa awgeed kaarbogsilik asiidhada noocan ah waxa loo yaqaan asiidho duxeed.

0

kaarboo-laba-ogsaydh

m l (kiim.)

Neef aan ololin, midablaawe ah; urna aan lahayn oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku badantahay. Neef-qaadashaduna way soo saartaa neeftaasi. Kaarboon laba-ogsaydhka ku jira atmosfeerku waa 0.03 % mug ahaan, dhirtuna waxay u rogtaa kaarboo-haydareytyo marka footoosintasisku dhacayo.

0

kaarboohaydrayt

m l (-tyo, m.dh)

(kiim.) Mid ka mid ah koox iskudhisyo orgaanigga ah oo ku salaysan astaanta guud ee cx (H2 O). Karbohaydraytyada ugu sahlani waxa weeye sonkorta (sakaraydhyo) oo ay ka mid yihiin gulukowsta iyo sukurowsta. Boolisa-karaydhyadu waa kaarboohaydraytyo culays molikiyuulladoodu weyn yahay oo kakan. Tusaale ahaan: istaarj, istaarj xayawaan iyo selilows.

0

kaarboon

m l (kiim.)

Curiyaha koowaad ururka IV ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Kaarboonku xubin caan ah ayuu kaga jiraa maatarka nool. Sidaa awgled, iskudhisyo kaarboon ah; sida kaarbooneytyada (jeeso iyo irdib) iyo shidaalada foosil (dhuxul-dhagax, saliid iyo neef) iyo shidaallada ayaa laga dheegaa walxaha ku aroora noole.

0

kaarboon-hal-ogsaydh

m l (kiim.)

Neef sun ah, olosha, midablaawe ah oo samaysanta marka kaarboonka lagu gubo meel ogsijiintu ku yar tahay (gubasho dhiman). Warshad ahaan, waxa lagu diyaariyaa ogsidhaynta kaarboon ama neefta dabiiciga ah, ama falgalka lagu magacaabo biyo-neefeed. Waa neef ah yareeye laxaad badan laguna isticmaalo cilmi-bireedka.

0

kaarbuuno

m dh (-ooyin, m.l)

Aalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu iftiimiyo; toosh. ld karbuuno.

0

kaarid

m f dh

ld kaar¹ (3).

0

kaarotiin

m l (baay.)

Xubin ka mid ah dirta midabsidayaasha kaarotinoydh. Tusaale ahaan waxa ka mid ah beta-kaarotiin oo midab u yeesha xididka daba casaha iyo laykobiin oo bislaysa tamaandhada. Alfa iyokabaabyood beta kaarotiin waxa laga helaa faytamiin A, marka xayawaanku dheef-shiido.

0

kaarran

f mg4 (-naa, -nayd)

Qof cartamay ahaansho.

0

kaarranaan

m f dh

ld kaar-ranaansho.

0

kaarranaansho

m l

/dh ld kaaranaan.

0

kaartabollaato

m dh (-ooyin, m.l)

Warqad daliigyo leh oo araajida lagu qorto.

0

kaarto

m dh (-ooyin, m.l)

(juqr.) Khariidad nooc ay doontaba ha ahaatee; amase khariidad loogu talaggalay inay caawiso badmareennada.

0

kaartoogaraafiyada

m dh (juqr.)

Farshaxan-ka ama sayniska samaynta khariidadaha iyo kaartooyinka.

0

kaas

mu ti l (kuwaas, w)

Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Kaas ayaa fiican”. ld kaa¹

0

kaashad

m f l

ld kaashi.

0

kaashi

m l

Eeg: kaashasho

0

kaasho

f g3 (-shaday, -shatay)

Hawl wax u adeegsasho.

0

kaatun

m l (-uummo, m.dh)

Eeg: kaatuun

0

kaatuun

m l (-uummo, m.dh)

Shay ka samaysan badanaa macdan qaali ah oo qurux darteed faraha gacmaha loo gashado; marwad, faraati, fargashi. ld kaatun.

0

kaawi

m l

1. ld kaawiyad. 2. Qoray lagu calaamadeeyo meelaha shabaagta la dhigo.

0

kaawin

m f dh

Eeg: kaawi²

0

kaawiyad

m dh (-do, m.)

1. Aalad dhuxul ama koronto kululeyso oo dharka la marmariyo, si jactadka looga bi'iyo. 2. ld kaawi¹.

0

kaawiyadayn

m f dh

Eeg: kaawiyadee

0

kaawiyadee

f g2 (-deeyay, -daysay)

Wax kaawiyad jactad kaga bi'in.

0

kaawiyadeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax la kaawiyadeeyay ahaansho

0

kaawiyadeysnaan

m f dh

ld kaawiyadeysnaansho.

0

kaawiyadeysnaansho

m l

/dh ld kaawi-yadeysnaan.

0

kaawo

m dh (-ooyin, m.l)

Meesha laga qodo dhagaxa, guruuraxa, ciidda iwm oo wax lagu dhiso.

0

kaay

m dh

Meel wax lagu qariyo.

0

kaayaga

mu lh l (kuwayaga, w)

magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn”. ld Kayaga¹.

0

kaaye

m l

Meerto; kal; miile.

0

kaayeysasho

m f dh

ld kaayeysi.

0

kaayeysi

m l

Eeg: kaayeysasho

0

kaayeyso

f mg3 (-stay, -satay)

Wax ku kaltamid.

0

kaayid

m f dh

kay³.

0

kaayo

mu dhm ly

Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aysan ku jirin. Tus. “Waa isku kaayo mid”. ld kayo¹.

0

kaaysasho

m f dh

Eeg: kaayso

0

kaayso

f g3 (-saday, -satay)

Wax meel ku qarsasho.

0

kab

m l

1. Qoryaha laf jabtay lagu xiro si ay isu qabsato. 2. In yar oo maro, bir, qoray ah oo wax jabay ama duleeshamay lagu awdo. 3. ld kabid.

0

kabaab

m l

Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.

0

kabaabyee

f g2 (-eeyay, -eeysay)

Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.

0

kabaabyeyn

m f dh

Eeg: kabaabyee

0

kabaabyeysan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax kabaabyo hayso ahaansho.

0

kabaabyeysnaan

m f dh

ld kabaabyeysnaansho.

0

kabaabyeysnaansho

m l

/dh ld kabaabyeys- naan.

0

kabaabyo

m dh

1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.

0

kabaabyoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Kabaa-byo dareemid.

0

kabaabyood

m f dh

487kabaal

0

kabaal

m l (-llo, m.dh)

1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela kala duwan lagu dhigo; udub. 2. Kal xoog leh oo awrta marka la dhaaminayo la isticmaalo.

0

kabaay

m dh

Xirmo hal ah oo hal mar qof qaado.

0

kabacad

m dh u

Dhallinyaro rag iyo dumarba leh oo tumasho u banbaxday.

0

kabacaddayn

m f dh

Eeg: kabacaddee

0

kabacaddee

f mg2 (-deeyay, -daysay)

Tumasho u go'doomid.

0

kabadhige

m l (-gayaal, m.l/dh)

Qori jilicsan oo kabaha marka la tolayo hoos looga dhigo.

0

kabaha

dadka u qaada; kabaqaad. 2. Qof aan ra'yigiisa ku meel mari karin oo had iyo jeer cid ku tiirsan.

0

kabajaa

m l

Xasharaadka duula nooc ka mid ah oo ayaxa isku bahyihiin. ld kabajaan, kobojaa.

0

kabajaan

m l (-nno, m.dh)

Eeg: kabajaa

0

kabalafuq

m l

Roob aan badnayn oo rayskiisu

0

kaballeef

m l (-fyo, m.dh)

Qof liidnimo darteed wax kasta oo dadnimada ku xun u hoggansama; kabaqaad.

0

kaban

m l (-nno, m.dh)

(muus.) Alaabaha muusikada nooc ka mid ah. ld kaman.

0

kabaqoys

m l

Geed nagaar dhulka ku fida, leh caleemo yaryar oo biyo ka buuxaan oo markii lagu istaago kabaha qooya.

0

kabar

m l (-rro, m.dh)

1. Janfar, jeefaar; dhalfo. 2. Qalab qori ama bir ka sameysan lehna albaab iyo khaanado, dharka iwm lagu rito; armaajo.

0

kabaraad

m l

Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.

0

kabaraadid

m f dh

ld kabaa- radis.

0

kabaraadis

m dh

Eeg: kabaraadid

0

kabardillaacsasho

m f dh

ld kabardillaacsi.

0

kabardillaacsi

m dh

Eeg: kabardillaacsasho

0

kabardillaacso

f mg3 (-saday, -satay)

Duleelka beejada weynaan.

0

kabare

m l

Eeg: kabaro

0

kabaro

m dh (-ooyin, m.l)

1. Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura. 2. Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.

0

kabarray

m dh

Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.

0

kabash-kabash

m dh

Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.

0

kabash-kabashlayn

m f dh

ld kabax-kabaxlayn.

0

kabash-kabashlee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.

0

kabasho

m f dh

Eeg: kabo

0

kabasiib

m l (-byo, m.dh)

1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid.

0

kabasiibid

m f dh

ld kabasiib¹ (3).

0

kabatol

m l

Eeg: kabatole

0

kabatole

m l (-layaal, m.l/dh)

1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.

0

kabawaar

f mg1 (-ray, -rtay)

Roob da'ayey joogsasho. ld kawaweer².

0

kabawaari

f g2 (-iyay, -isay)

Roob da'aya joojin (Ilaah).

0

kabawaarid

m f dh

ld kabawaar¹, kabawaaris, kawaweer¹, kawaweerid.

0

kabawaarin

m f dh

Eeg: kabawaari