Qaamuuska Asalka
kabaab
MagacLafdheeri
Macnaha
Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
Erayo la-mid ah
kabaabyeeMeel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.kabaabyeysanWax kabaabyo hayso ahaansho.kabaabyeysnaanld kabaabyeysnaansho.kabaabyeysnaansho/dh ld kabaabyeys- naan.kabaabyo1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo …kabaabyooKabaa-byo dareemid.kabaabyood487kabaalkabaal1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela …

