Qaamuuska Asalka
kabaabyo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo la qaato oo jirka ka lumisa dareenka.
Erayo la-mid ah
kabaabHilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shi…kabaabyeeMeel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.kabaabyeysanWax kabaabyo hayso ahaansho.kabaabyeysnaanld kabaabyeysnaansho.kabaabyeysnaansho/dh ld kabaabyeys- naan.kabaabyooKabaa-byo dareemid.kabaabyood487kabaalkabaal1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela …

