Qaamuuska Asalka
kabaabyeysan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax kabaabyo hayso ahaansho.
Erayo la-mid ah
kabaabHilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shi…kabaabyeeMeel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.kabaabyeysnaanld kabaabyeysnaansho.kabaabyeysnaansho/dh ld kabaabyeys- naan.kabaabyo1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo …kabaabyooKabaa-byo dareemid.kabaabyood487kabaalkabaal1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela …

