Qaamuuska Asalka
kabaabyee
(-eeyay, -eeysay)Falg2
Macnaha
Meel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.
Erayo la-mid ah
kabaabHilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shi…kabaabyeysanWax kabaabyo hayso ahaansho.kabaabyeysnaanld kabaabyeysnaansho.kabaabyeysnaansho/dh ld kabaabyeys- naan.kabaabyo1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo …kabaabyooKabaa-byo dareemid.kabaabyood487kabaalkabaal1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela …

