Qaamuuska Asalka
kabaabyoo
(-ooday, -ootay)Falmg3
Macnaha
Kabaa-byo dareemid.
Erayo la-mid ah
kabaabHilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shi…kabaabyeeMeel jirka ka mid ah dareenka ka qaadid.kabaabyeysanWax kabaabyo hayso ahaansho.kabaabyeysnaanld kabaabyeysnaansho.kabaabyeysnaansho/dh ld kabaabyeys- naan.kabaabyo1. Dareen beelidda ku dhacda meel jirka ka mid ah. 2. Daawo …kabaabyood487kabaalkabaal1. Summad geela lagu dhigto oo ah udub kor u jeeda oo meela …

